Nolosha Masiixiyiinta. By Shino Gabo

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on email

Dumar yahow, nimankiinna ka dambeeya sida ay ugu habboon tahay xagga Rabbiga. Nimankow, idinkuna afooyinkiinna jeclaada oo ha ku qadhaadhoobina. Carruurtoy, waalidkiinna wax kastaba ku addeeca, waayo, taasu waa ka farxisaa Rabbiga. Aabbayaashow, carruurtiinna ha ka cadhaysiinina, yeeyan qalbi jabine. Kolosay 3:18-21