Adanka 1aad & Adanka 2aad. By Shino Gabo

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on email

Farqiga u dhaxeeya Adamka iyo Ciise masiix ayaa ah in adam uu dunida keenay danbi iyo dhimasho, Ciise masiixna danbigii dushiisa ayuu ku qaaday oo ku beddelay nolol. Ciise masiix waa Erayga Ilaah oo wax walba lagu abuuray, halka adam uu ahaa abuure lagu abuuray Erayga Ilaah. 1Korintos 15:45Haddaba waxaa qoran, Aadan oo ahaa ninkii ugu horreeyey wuxuu noqday naf nool, Aadankii ugu dambeeyeyse wuxuu noqday ruux wax nooleeya.