Masiixiyiinta sidey u tukadaan. By Shino Gabo

Tukashado waa cibaado u dhexeeysa Ilaah iyo dadkiisa. Qof walbana xiriir qaas ah ayuu Ilaah la leeyahay cibaadadiisuna waa u gaar. Masiixiyiinta joogsi la’aan ayey tukadaan, iyagoo ku tukanaaya meel walba, waqti walba iyo xaalad walba. 1Tesalonika 5:16Had iyo goorba farxa. 17Joogsila’aanna tukada.