Ilaah oo kaliya ayaa wanaagsan. By Shino Gabo

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on email

Mid wanaagsan ma jiro oo aan Ilaah ahayn. Wanaag oo dhana Isagaan kaga deyanaa. Markos 10:18b Mid wanaagsan ma jiro mid maahee, kaasuna waa Ilaah.