Is-cafiska. By Shino Gabo

Is-cafiska waa xubin aad muhiim uga ah Masiixiyadda. Hadaynaan is cafin sidee baan Aabaheena jannada uga filaynaa inuu ina cafiyo?. Luukos 17:4 Hadduu toddoba goor maalintii kugu dembaabo, oo toddoba goor kuu soo jeesto, isagoo leh, Waa toobadkeenay, waa inaad cafido.