Isku-tilaabta. By Shino Gabo

Isku-tillaabtu waa meesha uu Ilaah inoogu muujiyey jacaylkiisa iyo danbidhaafkiisa.

Yooxanaa 3:16Ilaah intuu dunida jacayl u qabay ayuu siiyey Wiilkiisa keliya oo dhashay in mid kastoo isaga rumaystaa uusan lumin laakiinse uu lahaado nolosha weligeed ah.