Baptiska (Biyo gelinta)- By Shino Gabo

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on email

Haddaba taga, oo quruumaha oo dhan xer ka dhiga, oo ku baabtiisa magaca Aabbaha iyo Wiilka iyo Ruuxa Quduuskaa, oo bara inay dhawraan wax walba oo aan idinku amray, oo bal eega had iyo goor ayaan idinla joogaa xataa ilaa wakhtigu dhammaado. Matayos 23:19-20