1Timoteyos 2. By Shino & Shania Gabo

Taasu way wanaagsan tahay, waana mid Ilaaha Badbaadiyeheenna ahu aqbali karo. Wuxuu doonayaa in dadka oo dhammu badbaado oo ay runta gartaan. Waayo, waxaa jira Ilaah keliya iyo dhexdhexaadiye keliya oo u dhexeeya Ilaah iyo dadka, waana ninka Ciise Masiix ah, oo naftiisii dadka oo dhan furashadooda u bixiyey, oo wakhtigiisii qummanaa loo markhaati furay. 1 Timoteyos 2: 3-6