1Timoteyos 5. By Shino & Shania Gabo

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on email

Nin waayeel ah ha canaanan, laakiin u waani sida aabbe oo kale; dhallinyaradana u waani sida walaalo oo kale; habrahana sida hooyooyin oo kale u waani, naagaha dhallintayarna sida walaalo oo kale, adigoo daahir ah. Maamuus carmallada runta ah oo nimankoodii ka dhinteen, 1 Timoteyos 5:1-3