Danbiga laga dhaxlay Adam & Xawo. By Shino & Shania Gabo

“laakiin geedka aqoonta wanaagga iyo xumaanta waa inaanad waxba ka cunin: waayo, maalintii aad wax ka cuntid hubaal waad dhiman doontaa”. Bilowgii 2:17  “Bal eeg, aniga waxaa laygu qabanqaabiyey xumaan, Oo waxaa hooyaday igu uuraysatay dembi”. Sabuur 51:5