Ciise Masiix waa Jidka Jannada. By Shino & Shania Gabo

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on email

Toomas ayaa ku yidhi, Sayidow, ma naqaan meeshaad tegaysid ee sidee baan ku naqaan jidka? Markaasaa Ciise wuxuu Toomas ku yidhi, Anigu waxaan ahay jidka iyo runta iyo nolosha. Ninna Aabbaha uma yimaado, xaggayguu ku yimaado maahee. Yooxanaa 14:5-6