Wuxuu u jawaabay oo ku yidhi, Miyaydnaan akhriyin, Kii bilowgii uumay iyaga wuxuu ka dhigay lab iyo dhaddig, oo wuxuu yidhi, Sababtaas aawadeed nin wuxuu ka tegayaa aabbihiis iyo hooyadiis, wuxuuna la joogayaa naagtiisa, oo labaduba waxay noqonayaan isku jidh? Matayos 19:4-5
Ninka Masiixiga ah waxaa u banaan hal dumar ah. By Shania & Shino Gabo
Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on email
About Us
Videos and Articles by Shania & Shino Gabo.