“Oo afadii nin aan rumaysanayni qabo oo isna raalli ka yahay inuu la joogo, yaanay ninkeeda ka tegin. Waayo, ninka aan rumaysanayni wuxuu quduus ku noqdaa xagga naagta, oo naagta aan rumaysanaynina waxay quduus ku noqotaa xagga ninka rumaysan, haddii kale carruurtiinna wasakh bay ahaan lahaayeen, laakiin haatan waa quduus”. 1 Korintos 7:13-14
Lamaanaha isqaba haddii midkood Masiixi naqdo maxay samayn? By Shania & Shino Gabo
Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on email
About Us
Videos and Articles by Shania & Shino Gabo.