Ciise waa Wiilka Ilaah. By Shania & Shino Gabo

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on email

Ciise goortii la baabtiisay, ayuu markiiba biyaha kor uga baxay, kolkaasaa samooyinku furmeen, oo wuxuu arkay Ruuxa Ilaah oo sida qoolley oo kale u soo degaya oo dushiisa imanaya, 17 oo cod baa samooyinka ka lahaa, Kanu waa Wiilkayga aan jeclahay, oo aan ku faraxsanahay. Matayos 3:16-17