Mucjiso: Naag 12 sano dhiigbax qabtey oo Ciise caafiyey. By Shania & Shino Gabo

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on email

Waxaa jirtay naag laba iyo toban sannadood dhiigbixid qabtay.Silec badanna ayay dhakhtarro badan ka heshay, oo wixii ay lahayd oo dhanna ayay ku bixisay, mana roonaanin laakiinse way ka sii dartay.Markay Ciise warkiisa maqashay… Markos 5: 25-34