“Markii Ciise arkay isagoo jiifa, oo gartay inuu wakhti dheer bukay, wuxuu ku yidhi, Ma doonaysaa inaad bogsato?..Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Kac oo sariirtaada qaado oo soco..Markiiba ninkii waa bogsaday, wuuna qaatay sariirtiisii oo socday. Maalintaas waxay ahayd sabtidii.” Yooxanaa 5: 6-9 Mucjiso:
Mucjiso: Curyaankii Ciise bogsiiyey. By Shania & Shino Gabo
Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on email
About Us
Videos and Articles by Shania & Shino Gabo.