Isaguna wuxuu qaaday shantii kibsood iyo labadii kalluun, oo intuu cirka eegay ayuu barakeeyey, kibistiina ayuu kala jejebiyey oo xertiisii siiyey inay hortooda dhigaan, labadii kalluunna wuu u qaybiyey giddigood. Dhammaantood way wada cuneen, oo ka dhergeen. Markos 6:41-42
Mucjiso: Ciise oo 5 kun nin cunto siiyey. By Shania & Shino Gabo
Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on email
About Us
Videos and Articles by Shania & Shino Gabo.