Mucjiso: CiiseMasiix oo badda ku dul socday. By Shania & Shino Gabo

Wakhtiga gaadhkii afraad oo habeenka ayuu u yimid isagoo badda ku dul socda.  Oo xertiisii goortay arkeen isagoo badda ku dul socda, way nexeen oo waxay yidhaahdeen, Waa muuqasho, oo baqdin bay la qayliyeen.  Markiiba Ciise waa la hadlay oo ku yidhi, Kalsoonaada, waa aniga ee ha baqina.” Matayos 14:25-27