Masaal: Wiilkii lumay. By Shania & Shino Gabo

Share on facebook
Share on twitter
Share on whatsapp
Share on email
Wuxuuna yidhi, Nin baa laba wiil lahaa. Kii yaraa ayaa aabbihii ku yidhi, Aabbow, waxaaga qaybtii aan heli lahaa i sii. Markaasuu iyaga u qaybiyey wuxuu ku noolaa. Maalmo aan badnayn dabadeed wiilkii yaraa waa wada urursaday wax walbaba, oo dhul fog ayuu u safray, halkaas ayuuna wixiisii ku khasaariyey, isagoo iska tumaya… Luukos 15: 11-32