Haddii albaab uu xirmo, mid ka wanagsan ayuu Ilaah furaa.

Qofka Soomaaliga ah kolkuu runta garto oo uu ku badbaado nimcada Ilaah oo uu noqdo Masiixi, waxaa la soo gudboonaada dhibaatooyin iyo cadaadis kaga yimaada dadkiisa soomaalida ah. Waxaa dhacda in dad badani ay xiriirka u jaraan qofka masiixiga noqda, qaarna ayba ugu hanjabaan inay dilaan. Ficilladani iyo kuwa kaloo badan waa qaabka lagu ilaaliyo […]

Haddii albaab uu xirmo, mid ka wanagsan ayuu Ilaah furaa. Read More ยป