Teaching Videos

Dhisidda Kaniisadda. By Shania & Shino Gabo

“Anigu waxaan kugu leeyahay, Butros baad tahay, oo dhagaxan ayaan ka dul dhisan doonaa kiniisaddayda, oo albaabbadii Haadees kama adkaan doonaan.  Waxaan ku siin doonaa furayaasha boqortooyada jannada, oo wax alla wixii aad dhulka ku xidho ayaa jannada ku xidhnaan doona, oo wax alla wixii aad dhulka ku furto ayaa jannada ku furnaan doona”. Matayos 16:18-19

Dhisidda Kaniisadda. By Shania & Shino Gabo Read More »

Lamaanaha isqaba haddii midkood Masiixi naqdo maxay samayn? By Shania & Shino Gabo

“Oo afadii nin aan rumaysanayni qabo oo isna raalli ka yahay inuu la joogo, yaanay ninkeeda ka tegin. Waayo, ninka aan rumaysanayni wuxuu quduus ku noqdaa xagga naagta, oo naagta aan rumaysanaynina waxay quduus ku noqotaa xagga ninka rumaysan, haddii kale carruurtiinna wasakh bay ahaan lahaayeen, laakiin haatan waa quduus”. 1 Korintos 7:13-14

Lamaanaha isqaba haddii midkood Masiixi naqdo maxay samayn? By Shania & Shino Gabo Read More »