Marqaatifur

Somali Christian Testimonies 2019
“Laakiinse waxaad heli doontaan xoog markii Ruuxa Quduuska ahi idinku soo dego; oo markhaatiyaal ayaad iiga noqon doontaan Yeruusaalem, iyo Yahuudiya oo dhan, iyo Samaariya,

Shino Testimony
Waxan ku dhashay oo aan ku koray Muslinimo. Waxaan ku koray nolol aabe iyo hooyo la’aan ah, laakiin waxaa isoo korisay eeddo aad iigu wanaagsaneeyd,