Muxuu Ilaah inoo Abuuray? By Shino Gabo
waana mid kasta oo magacayga loogu yeedho, oo aan u uumay sharaftayda aawadeed. Anigaa sameeyey, oo anigaa suubbiyey. Ishacyaah 43:7
Muxuu Ilaah inoo Abuuray? By Shino Gabo Read More »
waana mid kasta oo magacayga loogu yeedho, oo aan u uumay sharaftayda aawadeed. Anigaa sameeyey, oo anigaa suubbiyey. Ishacyaah 43:7
Muxuu Ilaah inoo Abuuray? By Shino Gabo Read More »
Haddaba taga, oo quruumaha oo dhan xer ka dhiga, oo ku baabtiisa magaca Aabbaha iyo Wiilka iyo Ruuxa Quduuskaa, 20oo bara inay dhawraan wax walba oo aan idinku amray, oo bal eega had iyo goor ayaan idinla joogaa xataa ilaa wakhtigu dhammaado. Matayos 28:19-20
Baptiska (Biyo gelinta)- By Shino Gabo Read More »
“Oo waxaan baryayaa in wadaagidda iimaankaagu uu socodsiiyo aqoonta wax kasta oo wanaagsan oo inoogu jira MasiixaWaayo, jacaylkaaga waxaan ku haystay farxad iyo dhiirranaan badan, maxaa yeelay, qalbiga quduusiinta adaa qabowjiyey, walaalkayow”. Filemon 1:6-7
Filemon. By Shino & Shania Gabo Read More »
“Laakiinse markii raxmaddii Ilaaha Badbaadiyeheenna ah iyo jacaylkii uu dadka u qabay muuqdeen, 5ayuu ina badbaadiyey. Inaguma uu badbaadin shuqullada xaqnimada oo aynu samaynay, laakiinse naxariistiisa aawadeed wuxuu inagu badbaadiyey nadiifinta dhalashadii labaad iyo cusboonaysiinta Ruuxa Quduuska ah, 6oo uu aad inoogu shubay oo uu inoogu soo dhiibay Badbaadiyeheenna ah Ciise Masiix”. Tiitos 3:4-6
Tiitos3. By Shino & Shania Gabo Read More »
“Waayo, nimcadii Ilaah way muuqatay, iyadoo badbaado u keenaysa dadka oo dhan, 1oo ina baraysa inaynu cibaadola’aanta iyo damacyada dunida diidno, oo aynu wakhtigan haatan la joogo digtoonaan iyo xaqnimo iyo cibaado ku noolaanno”. Tiitos 2:11-12
Tiitos 2. By Shino & Shania Gabo Read More »
“Waayo, hoggaamiyaha kiniisaddu waa inuu ceeb la’aado sida wakiilka Ilaah; oo uusan madax adkaan, oo uusan camal fududaan, oo uusan sakhraan noqon, oo uusan gacan fududaan, oo uusan faa’iidada ceebta ah jeclaan”, Tiitos 1:7
Tiitos 1. By Shino & Shania Gabo Read More »
Ilaah waa ruux oo meelkasto ayuu joogaa umana baahna waqti. Kuwa Ilaah caabudaa waxay ku caabudaan ruux iyo run.
Ilaah waa Ruux. By Shino Gabo Read More »
Mid wanaagsan ma jiro oo aan Ilaah ahayn. Wanaag oo dhana Isagaan kaga deyanaa. Markos 10:18b Mid wanaagsan ma jiro mid maahee, kaasuna waa Ilaah.
Ilaah oo kaliya ayaa wanaagsan. By Shino Gabo Read More »
Tukashado waa cibaado u dhexeeysa Ilaah iyo dadkiisa. Qof walbana xiriir qaas ah ayuu Ilaah la leeyahay cibaadadiisuna waa u gaar. Masiixiyiinta joogsi la’aan ayey tukadaan, iyagoo ku tukanaaya meel walba, waqti walba iyo xaalad walba. 1Tesalonika 5:16Had iyo goorba farxa. 17Joogsila’aanna tukada.
Masiixiyiinta sidey u tukadaan. By Shino Gabo Read More »
Ilaah waa naxriis badan yahay, waxayna naxariistiisa ka muuqataa oo uu ku muujiyey dadkiissa.Sabuur. 86:15 Laakiinse adigu Sayidow, waxaad tahay Ilaah ay raxmad iyo nimco ka buuxaan, Oo cadhada u gaabiya, oo naxariis iyo runba badan
Naxriista Ilaah. By Shino Gabo Read More »