Testimonies
Somali Christian Testimonies 2019
“Laakiinse waxaad heli doontaan xoog markii Ruuxa Quduuska ahi idinku soo dego; oo markhaatiyaal ayaad iiga noqon doontaan Yeruusaalem, iyo Yahuudiya oo dhan, iyo Samaariya, iyo meesha dunida ugu fog.” Falimaha Rasuullada 1:8
Shino Testimony
Waxan ku dhashay oo aan ku koray Muslinimo. Waxaan ku koray nolol aabe iyo hooyo la’aan ah, laakiin waxaa isoo korisay eeddo aad iigu wanaagsaneeyd, oo ii korisay sida mid kuweeda oo kale. Markaan yaraa iyo dhallinyaranimadeeydaba waxaan aan u tabi jiray jacaylka waalidkaay, waxaan aad isugu mashquulin jiray noocyada kala duwan ee sportiga. Waxbarashadeeydii …