JanneM

Haddii albaab uu xirmo, mid ka wanagsan ayuu Ilaah furaa.

Qofka Soomaaliga ah kolkuu runta garto oo uu ku badbaado nimcada Ilaah oo uu noqdo Masiixi, waxaa la soo gudboonaada dhibaatooyin iyo cadaadis kaga yimaada dadkiisa soomaalida ah. Waxaa dhacda in dad badani ay xiriirka u jaraan qofka masiixiga noqda, qaarna ayba ugu hanjabaan inay dilaan. Ficilladani iyo kuwa kaloo badan waa qaabka lagu ilaaliyo […]

Haddii albaab uu xirmo, mid ka wanagsan ayuu Ilaah furaa. Read More »

Shino Testimony

Waxan ku dhashay oo aan ku koray Muslinimo. Waxaan ku koray nolol aabe iyo hooyo la’aan ah, laakiin waxaa isoo korisay eeddo aad iigu wanaagsaneeyd, oo ii korisay sida mid kuweeda oo kale. Markaan yaraa iyo dhallinyaranimadeeydaba waxaan aan u tabi jiray jacaylka waalidkaay, waxaan aad isugu mashquulin jiray noocyada kala duwan ee sportiga. Waxbarashadeeydii

Shino Testimony Read More »

Maxaan Rabbiga ugu heesnaa. By Shino Gabo

Markaan Rabiga u heeseyno waxaan shucuurta dareenkeena ku muujinaa fiicnaantiisa, weynaantiisa iyo sida jacalkiisa weyn ku jirta oo uu wax walba inuugu qabto. Sabuur: 96:1-3 Rabbiga gabay cusub ugu gabya, Dadka dhulka oo dhammow, Rabbiga u gabya. Rabbiga u gabya, oo magiciisa ammaana, Oo badbaadintiisana muujiya maalin ka maalin. Ammaantiisa quruumaha dhexdooda ka sheega, Oo shuqulkiisa

Maxaan Rabbiga ugu heesnaa. By Shino Gabo Read More »