JanneM

Masaalladii CiiseMasiix. Beereygii. By Shania & Shino Gabo

Markaasuu wax badan masaallo ku baray, oo intuu wax barayay ayuu iyaga ku yidhi,Dhegaysta, waxaa baxay beerrey inuu wax beero.Intuu beerayay qaar baa jidka geestiisa ku dhacay, kolkaasaa shimbirro yimaadeen oo cuneen.Qaar kalena waxay ku dhaceen dhul dhagax ah oo aan carro badan lahayn; kolkiiba way soo baxeen, waayo, carradu hoos uma dheerayn,…Markos 4:2-6

Masaalladii CiiseMasiix. Beereygii. By Shania & Shino Gabo Read More »

Mucjisooyinkii Ciise Masiix. Biyihii ayuu qamri ka dhigay. By Shania & Shino Gabo

“Markaasaa Ciise wuxuu ku yidhi, Ashuummada biyo ka buuxiya, goortaasay buuxiyeen ilaa girgirka.Kolkaasuu wuxuu ku yidhi, Ka soo dhura oo u geeya ka miiska arooska madaxda u ah, wayna u geeyeen.Kii madaxda ahaa markuu dhadhamiyey biyihii khamriga noqday ma uu ogayn meel ay ka yimaadeen, laakiin midiidinyadii oo soo dhuray way ogaayeen; markaasaa kii madaxda

Mucjisooyinkii Ciise Masiix. Biyihii ayuu qamri ka dhigay. By Shania & Shino Gabo Read More »